Doorashadii Xildhibaanada Golahii Shacabka ahaa Ee Jamuuriyadii Somaalida Bishii Saddexaad Shan iyo Labtaatankeedii sannadkii Kun Sagaal Boqol iyo Sagaal iyo Lixfanki Bishiii ( Mar- 25- 1969) Qormadan Labaad waxaa halkii inooga sii socon doona. labdii Xusbi ee kala ahaa Xusbigii Ubax iyo Xusbigii Hadhuudho.
Sida uu horeba mawduuceenu uu u ahaa waayihii Doorashadaas ee ka socdey guud ahaan Jamuuriyadii hore ee Somaalida sanadkaa Bishiisii Saddexaad Shan iyo labaatankeedii Kun Sagaal Boqol iyo sagaalyo Lixdinkii (Mar-25-1969 ) gaar ahaan aaynu ku soo qaadan doono sidii aay doorashadaas uuga dhacdey deegaanka Arabsiyo oo ah degmada Gabiley iyo labadii xusbi ee ku tartamaayey doorashadaa iyo hirdankii dhexmaray musharaxiintii Hadhuudho oo afar musharax markii hore ahaa balse uu Muxumed Xassan oo ku magac dheer (Budle) uu intii aanu bilaabinba ololihiisii doorashada uu codkiisii iyo taageerayaashiisii si toosa uu uugu wareejiyey Cali Warsame Bookh oo ku magac dheeraa ( Cali Basho ama Cali Hadhuudho ).
Marka taariikh laga hadlaayo ama wax laga qoraayo sannado tagey waxa loo baahan yahay in xog badan iyo cadaamo muujinaya markaas taariikhda la hayo amase goob joogba ahoow oo ,xogtaasi waxa aay u baahan tahay gudbinteedu in akhristayaasha xilligaa la geeyo si aay safarkaas doorashada uuga mid noqdaan si aay maanta amase xilligan uu akhristuhu mawduuca uu ahriyayo uu dareemi karo in uu goob joogihii wax dooranayey ama la dooranayey uu yahay, hadaba marka qoruhu uu arinkaa samaaynayo waa in uu ahaadaa laba arimood goob jooge xilligaa u soo taagnaa oo u dhuun daloolay duruufaha iyo sawir qaadashada cabir humaageed ee wakhtigaa amase qoruhu waa in uu yahay qof xog badan uruuriyey oo muddo cilmi-baadhid dheer ku wadey arinkaasi uu ka hadlaayo.
Haddaba anigu ma ahi nin xilligaasi aan ka hadlaayo u soo taagnaa weloow da,daydu ahaayd laba jir hadana waxaad moodaa in aan goob joog ka ahaa oo waxaa dhagahayga ku soo dhacaaya bishii tobnaad kow iyo labaatankeedii kun sagaal boqol iyo sagaal iyo lixdankii hees, heestanu waxa aay ahaayd sidan " Geesiga Dhulkiisa Guusha u Horseeda Geerida Dishaay Geedkaa Haba,o " hada waa goor galaba xilliga aan codkaa maqlayaa maalin salaasa ah ( 21- oct- 1969 ) waa maalintii uu inqilaabku dhacay gelinimadeedii dambe cabaara shantii galbnimo: Inqilaabkuna waxa uu dhacay labadii iyo badhkii aroornimo bishii ( 21-oct-1969 ).
Waxa aan taariikhdan daba-gel ku hayey muddo ashan iyo soddon sanno ah oo xoggo badan aan ka helay dad goob joog ahaa waxna qoraal ahaan aan ka akhriyey buugaag kusaabsan xogihii laga diyaariyey waagaas iyo qoraalo sira oo laga helay xilligii burburkii dawladii hore ee melateriga ahaayd ee dhacday sannadku markuu ahaa 1991 kii. Markaas kol haddaadn holadey in aan mawduucan idila wadaago waxaan jeclaan lahaa in aan deegaanka arabsiyo gaar ahaan magaalada Arabsiyo waxoogaa idiinka dulmaro barnaamujyadii ku saabsanaa ee bishii koowaad kowdeedii ka socdey kun iyo sagaal boqol iyo sagaal iyo lixdankii (01-01-1969.
Sannadihii 1960s kii waxaa magaalada Arabsiyo ka socdey barnaamujyo horumarina oo lagu kobcinaayey garaadka aqooneed ee bulshadii ku dhaqnayd deegaanka Arabsiyo si aay u noqdaan bulsho caafimaad qabta oo hogaamin kara arimaha bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, wax soosaarka beeraha iyo ilaalinta deegaanka oo laga dhawro wixii wax u geeysan kara deegaanka sida xaalufka, dhirta oo la jaro, iyo in geedo labeero barnaamujkaa kobcinta aqoonta oo anigu aan ku garaadaystey oo aan garanaayo isagoo socda 19701 kii, waxaanan garanayaa magaalada oo guri kasta hortiisa geedo ubaxyo bixiya laga hor-beero iyo geedo kale oo sida geedka baxara saafka, miraan-mirida iyo kuwo kale oo badan.
Waxaan ku garaadaystey Magaalada Arabsiyo oo dhirtu ishaaysato nadaafadana aay tahay mihiimada koowaad, waxaan u soo joogay dooxaas mara Arabsiyo, ka huluuqeed, ka Agamsaha oo durdura. waxaan u soo joogay daaradaha guryaha Arabsiyo oo canabku hadh u yahay oo rucub rucub gurigaaga dhexdiisa aad uuga laacaaysid: Maantana ubaxii iyo rucubihii canabkaas waxaa badaley guryaha hortoodii oo uu geedka garanwaaga la yidhaah iyo kelidii nooluhu uu ishor-tumay dhirtii guryaha horteeda ka bixi jirteyna aay gabi-ahaan sii dabar-go,aayso oo aan dhagey jalaq loo lahaayn!!
Markuu sanadku ahaa 1968 kii waxa aay hogaankii odayaashahaa ee mayalka u hayey bulsha-weyntii magaalada Arabsiyo aay ku soo rogeen dadkii meheradaha ku haaystey magaalada hadda waa sida tukaanada makhaayadaha, wadayaasha baabuurta in shanta iyo badhka laga bilaabo aan la arki karin tukaan iyo makhaayad furan oo aay tagaan dugsiga hoose halkaas ooy ka socotey waxbarashadii loo yaqaaney Adlas ama (Adult Education ). Sida ku cad buuga aay ka qortey magaalada Arabsiyo Jaenne Dheam cutubyadiisa dhexe ee la yidhaahdo (Last Camel).
Jeanne Dheam iyadoo ka hadlaysa waxbarashadii dadka waaweyn ee ka socotey magaalada Arabsiyo 1960s kii ee loo yaqaaney Adlas (Adult Education ) ayaa waxa aay tidhi Jeanne Dheam waay adkaayd waagaa in dadka meheradaha haystaa aay sigsaagaan waxbarashadaa loo yaqaaney Adlasta waayo qofku hadduu maalin ka baaqdo waxbarashadaa cudur daar la,aan waa la ganaaxi jirey hal habeena saldhiga ayaa lagu xidhi jire. Waxa kale oo aay Jeanne Dheam ku sheegtey buugeedaasi in meheredkastaba lugu xukumey maalin dhaaf in aay u keento hal tiriig oo weliba uu qofkaasi ku soo shubo.
Waxbarashadaa dadka waaweyn ee Adlasta waxaa la geli jirey shanta iyo badhka waxaana laga soo rawixi jirey kow iyo tobanka habeenimo oo waxaa la dhigen jirey afar saac. Jeanne Dheam waxa aay tidhi macalimiinta Adlastaa waxbarashada dadka waaweyn u dhigi jirtey waxa aay ahaayeen oon ka sii xasuustaa aniga oo ah jeanne Dheam Cabdiraxmaan sabti alle yarxam oo 1980 kii shil baabuur uugu geeriyoodey iskagoo maraya jidka weyn ee Yubuc ka soo baxa oo jida u soo socdey , Cabdillaahi Khaawi oo loo yaqaaney (Kucadeeye) alle yarxam waxa uu ku dhintey magaalada London cariga ingiriiska sannadkii 1994 ki, Cabdulqaadir Xasan oo aan ku ogaa isagoo ka macalina Faarax Omaar iyo Cali Axmed colhayey intaas baa macalinmiin ka ahaayd bay tidhi Jeanne Dheam waxbarashadii Adlastii Arabsiyo ee 1968 kii.
Jeanne Dheam waxaa kale oo aay buugaasi aay Arabsiyo ka qortey oo guud ahaan iyo gaar ahaanba aay kaga hadlaayso waayahiigii Arabsiyo iyo taariikhihii arabsiyo wax aay soo ururisey markaas aay joogtey iyo wax aay goob joogba u ahaayd ha ahaadeee ayaa aay Jeanne Dheam aay kaga hadlaaysa inta u badan buugaas oo la yidhaado ( Last Camel ) oo ka kooban 230 bog oo taariikhda Arabsiyo ah yaalana jaamacadaha dalka maraaykanka kaydadkooda , haddii aad istidhaahdo buug ahaana uuga iibso goobaha buugyada lagu iibiyo hard cover ku waxaa la siiyaa 180$ ayaa iyada ooka waramaaysa dhacdooyinkii ku soo marey Arabsiyo xagga waxbarashada gaar ahaaneed waxbarashadii dadka waawey ee loo yaqaaney Adalsta amase (Adult Education) ayaa waxa aay tidhi had iyo jeer markaan u dhigaayo casharada duruust ah ardeyda dugsiyada dhexe ee Arabsiyo dhigata wax dhiba maan kala kulmi jiren labska aan la hortagaayo Ardayda oo marar waxaan ku tagi jirey surwaal Jiinisa iyo shaadh marna waxaan ku tagi jirey libis goonada gaabana iyo garan balse libis yadaa hore ee aan soo sheegey waxa aay tidhi dhibaan kala kulmay markaan la hortagey fasaladii waxbarashada dadka waaweyn, sheekadan oo dhamaystiran waxaad ka hele doontaan qormooyinka soo socda!!
La SocoQormooyinka Dambe
Khadar Jaambiir Cige
La SocoQormooyinka Dambe
Khadar Jaambiir Cige
Doorashadii xildhibaanada golahii shacabka ahaa ee jamuuriyadii somaalida bishii saddexaad shan iyo labtaatankeedii sannadkii kun sagaal boqol iyo iyo sagaal lixfanki bishiii (Mar-25-1969) qormadan labaad waxaa halkii inooga sii socon doona. Labdii xusbi ee kala ahaa xusbigii ubax iyo xusbigii hadhuudho.
Sida uu horeba mawduuceenu uu u ahaa waayihii doorashadaas ee ka socdey guud ahaan jamuuriyadii hore ee somaalida sanadkaa bishiisii saddexaad shan labaatankeedii kun sagaal iyo iyo boqol sagaalyo lixdinkii (Mar-25-1969) GAAR ahaan aaynu ku soo qaadan doono sidii aay doorashadaas uuga dhacdey deegaanka Arabsiyo oo ah degmada gabiley iyo labadii xusbi ee ku tartamaayey doorashadaa iyo hirdankii dhexmaray musharaxiintii hadhuudho oo adja musharax markii hore ahaa balse uu muxumed xassan oo ku magac dheer (Budle) uu intii aanu bilaabinba ololihiisii doorashada uu codkiisii iyo taageerayaashiisii si toosa uu uugu wareejiyey Cali Warsame bookh oo ku magac dheeraa (Cali basho ama cali hadhuudho).
Marka laga taariikh hadlaayo ama wax laga qoraayo sannado tagey waxa loo baahan yahay in xog badan iyo cadaamo muujinaya markaas taariikhda la hatimaye amase goob joogba ahoow oo, xogtaasi waxa aay u baahan tahay gudbinteedu in akhristayaasha xilligaa la geeyo si aay safarkaas doorashada uuga mid noqdaan si Aay maanta amase akhristuhu mawduuca xilligan uu uu uu ahriyayo dareemi karo in uu goob joogihii wax dooranayey ama la dooranayey uu yahay hadaba, marka qoruhu uu arinkaa samaaynayo waa in uu ahaadaa laba arimood goob jooge xilligaa u soo taagnaa oo u dhuun daloolay duruufaha iyo qaadashada sawir Cabir humaageed ee wakhtigaa amase qoruhu waa in uu yahay xog badan uruuriyey qof oo muddo cilmi-baadhid dheer ku wadey arinkaasi uu ka hadlaayo.
Haddaba Anigu ma ahi nin xilligaasi aan ka hadlaayo u soo taagnaa weloow da, daydu ahaayd laba jir hadana waxaad moodaa in aan goob joog ka ahaa oo waxaa ku soo dhacaaya dhagahayga bishii kow tobnaad labaatankeedii kun sagaal iyo iyo iyo boqol sagaal lixdankii hees, heestanu waxa Aay ahaayd sidan "geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa haba, o" climatico waa enschede galaba xilliga aan codkaa maqlayaa maalin salaasa ah (21-Oct-1969) waa maalintii uu inqilaabku dhacay gelinimadeedii dambe cabaara shantii inqilaabkuna galbnimo: Waxa uu dhacay labadii iyo badhkii aroornimo bishii (21-Oct-1969).
Waxa aan taariikhdan daba-gel ku hayey muddo ashan iyo soddon sip ah oo xoggo badan aan ka helay dad goob joog ahaa waxna qoraal ahaan aan ka akhriyey buugaag kusaabsan xogihii laga diyaariyey waagaas iyo qoraalo sira oo laga helay xilligii burburkii dawladii hore ee melateriga ahaayd ee Dhacday Sannadku Markuu Ahaa 1991 kii. Markaas kol haddaadn holadey in aan mawduucan idila wadaago waxaan jeclaan lahaa in aan deegaanka arabsiyo gaar ahaan magaalada arabsiyo waxoogaa idiinka dulmaro barnaamujyadii ku saabsanaa ee bishii koowaad kowdeedii ka socdey kun sagaal boqol iyo iyo iyo sagaal lixdankii (01-01-1969.
1960 s kii sannadihii waxaa magaalada arabsiyo ka socdey barnaamujyo horumarina oo lagu kobcinaayey garaadka aqooneed ee bulshadii ku dhaqnayd deegaanka arabsiyo si aay u noqdaan bulsho caafimaad qabta oo hogaamin kara arimaha bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, wax soosaarka beeraha iyo ilaalinta deegaanka oo laga dhawro Wixii wax u geeysan kara deegaanka sida xaalufka, dhirta oo la jaro, iyo in geedo labeero barnaamujkaa kobcinta aqoonta oo anigu aan ku garaadaystey oo aan garanaayo isagoo socda 19701 Kii, waxaanan garanayaa magaalada oo guri kasta hortiisa geedo ubaxyo bixiya beero laga rocanroles. Iyo geedo kale oo sida geedka baxara saafka, Miraan-mirida iyo kuwo badan oo kale.
Waxaan ku garaadaystey magaalada arabsiyo oo dhirtu ishaaysato nadaafadana aay tahay mihiimada koowaad, waxaan u soo joogay dooxaas mara arabsiyo, ka huluuqeed, ka agamsaha oo durdura. Waxaan u soo joogay daaradaha guryaha arabsiyo oo canabku hadh u yahay oo rucub rucub gurigaaga dhexdiisa aad uuga laacaaysid: maantana ubaxii iyo rucubihii canabkaas waxaa badaley guryaha hortoodii oo uu geedka garanwaaga la yidhaah iyo kelidii nooluhu uu Ishor-tumay dhirtii guryaha horteeda ka bixi jirteyna aay Anonymous-Ahaan Sii Dabar-go, aayso oo aan dhagey jalaq loo lahaayn!!
Ahaa 1968 markuu sanadku kii waxa aay hogaankii odayaashahaa ee mayalka u hayey bulsha-weyntii magaalada arabsiyo aay ku soo rogeen dadkii meheradaha ku haaystey magaalada hadda waa sida tukaanada makhaayadaha, wadayaasha baabuurta in shanta iyo badhka laga bilaabo aan la arki ulla tukaan iyo makhaayad Furan oo aay tagaan dugsiga hoose halkaas ooy ka socotey waxbarashadii loo yaqaaney adlas ama (Adult Education). Sida Ku huf buuga aay ka qortey magaalada arabsiyo jaenne dheam cutubyadiisa dhexe ee la yidhaahdo (last camel).
Jeanne dheam iyadoo ka hadlaysa waxbarashadii dadka waaweyn ee ka socotey magaalada arabsiyo 1960 s kii ee loo yaqaaney adlas (Adult Education) ayaa waxa aay tidhi Jeanne Dheam Adkaayd Sync Waagaa in dadka meheradaha haystaa aay sigsaagaan waxbarashadaa loo yaqaaney adlasta waayo qofku hadduu maalin ka Baaqdo Waxbarashadaa Cudur, LA, aan waa la ganaaxi jirey cheese habeena saldhiga ayaa lagu xidhi jire. Oo kale waxa aay jeanne dheam ku sheegtey buugeedaasi in meheredkastaba lugu xukumey maalin dhaaf in aay u keento cheese tiriig oo weliba uu qofkaasi ku soo shubo.
Dadka waxbarashadaa waaweyn ee adlasta waxaa la geli jirey shanta iyo badhka waxaana laga soo rawixi jirey kow iyo tobanka habeenimo oo waxaa la dhigen jirey adja saac. Jeanne dheam waxa aay tidhi macalimiinta adlastaa waxbarashada dadka waaweyn u dhigi jirtey waxa aay ahaayeen oon ka sii xasuustaa aniga oo ah Jeanne dheam cabdiraxmaan sabti alle yarxam oo 1980 kii shil baabuur uugu geeriyoodey iskagoo maraya jidka weyn ee yubuc ka soo baxa oo jida u Soo Socdey, cabdillaahi khaawi oo loo yaqaaney (Kucadeeye) alle yarxam waxa uu ku dhintey magaalada London cariga ingiriiska sannadkii 1994 ki, cabdulqaadir xasan oo aan ku ogaa isagoo ka macalina faarax omaar iyo cali axmed colhayey intaas baa macalinmiin ka ahaayd bay tidhi Jeanne Dheam waxbarashadii adlastii arabsiyo ee 1968 kii.
Jeanne dheam waxaa kale oo aay aay buugaasi arabsiyo ka qortey oo guud iyo gaar ahaan ahaanba aay kaga hadlaayso waayahiigii arabsiyo taariikhihii iyo wax arabsiyo markaas ururisey soo aay aay aay joogtey iyo wax goob joogba u ahaayd ha ahaadeee ayaa aay aay jeanne dheam kaga hadlaaysa inta u Badan buugaas oo la yidhaado (last camel) oo ka kooban 230 bog oo taariikhda arabsiyo ah yaalana jaamacadaha dalka maraaykanka kaydadkooda, haddii aad istidhaahdo buug ahaana uuga iibso goobaha buugyada lagu iibiyo hard cover ku waxaa la siiyaa 180 $ ayaa iyada ooka Waramaaysa dhacdooyinkii ku soo marey arabsiyo xagga waxbarashada gaar ahaaneed waxbarashadii dadka waawey ee loo yaqaaney adalsta amase (Adult Education) ayaa waxa aay tidhi had iyo jeer markaan u dhigaayo casharada duruust ah ardeyda dugsiyada dhexe ee arabsiyo dhigata wax dhiba maan kala kulmi jiren labska aan la Hortagaayo ardayda oo marar waxaan ku tags jirey surwaal jiinisa iyo shaadh marna waxaan ku tags jirey goonada announce gaabana iyo garan balse yadaa announce hore ee aan soo sheegey waxa aay tidhi dhibaan kala kulmay markaan la hortagey fasaladii waxbarashada dadka waaweyn, sheekadan oo dhamaystiran waxaad ka hele Doontaan Qormooyinka soo socda!!
La SocoQormooyinka Damn
Cige jaambiir khadar

No comments:
Post a Comment
waad ku mahad santahay fikrad dhiibashadaada